Skip to main content
Noqo Girl Scout | Girl Scouts River Valleys
Home Home Home
Home Home Home
  • SHOP
  • DONATE
  • Girl Scout Cookies® Girl Scout Cookies® Girl Scout Cookies®
  • Únete a las Girl Scouts Únete a las Girl Scouts Únete a las Girl Scouts
  • MyGS account MyGS account MyGS account
  • Discover Discover

    Who We Are Who We Are

    • Mission, Purpose and Values Mission, Purpose and Values
    • Diversity, Equity, Inclusion, Access, Racial Justice (DEIARJ) and Anti-Racism Diversity, Equity, Inclusion, Access, Racial Justice (DEIARJ) and Anti-Racism
    • Advocacy Advocacy
    • Our History Our History
    • Leadership Leadership

    Our Council Our Council

    • Contact and Visit Contact and Visit
    • Newsroom Newsroom
    • Careers Careers
    • Governance Governance
    • Our Finances Our Finances
    • Policies Policies

    Upcoming Events Upcoming Events

    • Event Search Event Search
    • Event Calendar Event Calendar

    Discover your local Girl Scout council: about Girl Scouts, what they do, what activities are available locally, and how to contact us.

  • Programs Programs

    Girl Scouting Girl Scouting

    • Badges, Journeys and Patches Badges, Journeys and Patches
    • Council-Led Programs Council-Led Programs
    • Highest Awards Highest Awards
    • Travel Travel

    Cookies Cookies

    • Find Cookies Find Cookies
    • Meet the Cookies Meet the Cookies
    • Cookie Donations Cookie Donations
    • Fall FUNDraiser Fall FUNDraiser

    Camp Camp

    • Browse and Register Browse and Register
    • Ways to Camp Ways to Camp
    • Our Camp Locations Our Camp Locations
    • Rent Our Camps Rent Our Camps

    Explore local opportunities for Girl Scouts: participate in the Cookie Program, attend Girl Scout camp, and more.

  • Get Involved Get Involved

    Become a Girl Scout Become a Girl Scout

    • Join a Troop Join a Troop
    • Go Solo Go Solo
    • Girl Scout Leadership Institute Girl Scout Leadership Institute

    Become a Troop Leader Become a Troop Leader

    • Start a Troop Start a Troop

    Become a Volunteer Become a Volunteer

    • Ways to Volunteer Ways to Volunteer

    Learn how to get involved with Girl Scouts: join a troop, go solo, or become a volunteer.

  • Support Us Support Us

    Make a Gift Make a Gift

    • Other Ways to Give Other Ways to Give
    • Donor Circles Donor Circles

    Become a Partner Become a Partner

    • Program Partners Program Partners

    Attend an Event Attend an Event

    • Celebrate Changemakers Celebrate Changemakers

    Support Girl Scouts by donating locally, becoming a partner, or joining us at an event for alums and supporters.

  • Members Members

    For Girl Scouts and Families For Girl Scouts and Families

    • Renew Your Membership Renew Your Membership
    • Uniform Guide Uniform Guide
    • Cookie Central Cookie Central
    • Resources for the Fall FUNDraiser Resources for the Fall FUNDraiser
    • Solo Girl Scouts Solo Girl Scouts
    • Financial Assistance Financial Assistance

    For Volunteers For Volunteers

    • Articles Articles
    • Forms and Documents Forms and Documents
    • Roles and Resources Roles and Resources
    • Troop Leader Resources Troop Leader Resources
    • Awards and Recognition Awards and Recognition
    • Volunteer Toolkit Volunteer Toolkit
    • Rallyhood Rallyhood

    For Alums For Alums

    • RADIANT Alum Group RADIANT Alum Group

    Resources for Girl Scout members. Find volunteer, Girl Scout, and family tools and support.

  • SHOP
  • DONATE
  • Girl Scout Cookies® Girl Scout Cookies® Girl Scout Cookies®
  • Únete a las Girl Scouts Únete a las Girl Scouts Únete a las Girl Scouts
  • MyGS account MyGS account MyGS account

Council Finder

Use this finder to connect with your local Girl Scout council.

By ZIP Code

By State

By Council

close
You are leaving girlscouts.org for a website opened by an external party. You will be subjected to the privacy and security policies of the website
  1. Get Involved
  2. Noqo Girl Scout

Noqo Girl Scout

Saaxiibtinimo, dalxis, iyo samaynta isbeddel— dhammaan halkan ayey ka bilaabataa.

Halka Girl Scouts, carruurtu way ku horumari inay samaystaan saaxiibo cusub, ey bartaan xirfado cusub, ama ay la kulmaan waxyaabo cusub iyada oo qayb ka ah taageerada, bulshada loo dhan yahay. Iiyada oo loo marayo barnaamijyo dabacsan carruurtu waxay bartaan cidda ay yihiin oo ay ku koraan hoggaamiyaal isku kalsoon oo ay u dhasheen.

Carruurta galaaya fasalada K-12 waxay ugu biiri karaan $63* si ay u helaan: 

  • Kamid noqoshada xubinimada oo soconaaya ilaa Sebteembar 2026 
  • Xidhmo yunifoom hordhaca ah ahna bilaash si aad garan ahaan ugu 
    adeegsato 
  • Oggolaanshaha gelida xerada xagaaga lagu sameeyo madadaalada!
*Xubinnimada Girl Scout waxaa la cusboonaysiiyaa sanad walba. Xubinimadu Sannadka waa Kowda Oktoobar ilaa iyo 30-ka Sebtembar.
Fadlan Ogow: Agabyada barnaamijku waxay ku diyaarsan yihiin af-Ingiriis, inkastoo shirarka lagu qaban karo afsoomaali ikhtiyaarka hogaamiyaha troop.

Ha bilaawdo safarka Girl Scout!

Wixii macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan ku biirista Girl Scouts, wac 800-845-0787 si aad u hesho caawimad Af-Soomaali ah.

 

 

Maxay sameeyaan gabadhaha katirsan Barnaamijka Girl Scouts

Sameeyso Saaxibo

Isku xidh carruurta dariskaaga, bulshada, iyo dugsiyada kuu dhow. La kulan hogaamiyayaasha maxalliga ah iyo lataliyeyaal adiga oo saameynayo saamayn togan bulshadaada!

Qofka ugu horreeya ee meel aadaya

Baro qaab hoggaamintaada shakhsi ahaaneed. Baro inaad samayso go'aanno caqli-gal ah, u dhaqan si mas'uuliyad leh, si sax ah oo nolow.

Hel dalxiiskaaga

Laga soo bilaabo socodka maxalliga ah ilaa sahaminta caalamiga ah, Girl Scouts waxay bixisaa sahamin aan dhammaad lahayn.Tag safarro xiiso leh adhigo la socoto kooxda si aad ula kulanto waxyaabo cusub.
Girl Scout with Gold Award Project Girl Scout with Gold Award ProjectGirl Scout with Gold Award Project

Hel Calaamadaha & Abaalmarinta

Baro xirfado cusub oo kasbo calaamada Girl Scout meelo kala duwan sida sayniska, hogaaminta, farshaxanka, doorka oo hal habeen la seexdo dalxis awget( camping), iyo inta in ka badan! Codso xirfadahaas si aad wax uga beddesho bulshadaada adigoo isticmaalaya mashaariicda adeegga.
Su'aalaha Inta Badan La Isweydiiyo toggle arrow
Waa maxay Girl Scouts? 
Girl Scouts waa wax ka badan waxqabad. Waa urur u go'ay in lagu dhiso geesinimo, isku kalsoonaan, iyo dad naxariis leh kuwaas oo ka dhigaya adduunka goob wanaagsan.
Maxay carruurtu u jecel yihiin inay noqdaan Girl Scouts?
Girl Scouts waxay soo saartaa sida ugu fiican carruurta, xitaa waqtiyada adag. Waxay bartaan cilmiga sayniska,waayo-aragnimo dibadda, hal-abuurka ganacsiga, iyo xirfadaha kale ee muhiimka ah ee nolosha iyadoo la baranayo habab cusub si ay bulshadooda uga dhigaan kuwo xoog badan, naxariis badan, oo qof walba u wanaagsan.
Sidee u shaqeysaa? Waa maxay "troop"?
Troop waa koox Girl Scouts ah oo bishii hal ama laba jeer ku kulma madadaalo iyo waxqabadyo soo jiidasho leh. Waxaa haga tabaruceyaal qaangaar ah, xubnaha kooxda waxay doortaan waxqabadyada ay ku raaxaystaan oo ay is taageeraan. Waxay kasbadaan calaamado si ay u muujiyaan waxqabadkooda oo ay u sameeyaan saameyn togan.
Waa maxay hadafka barnaamijka? 
Hadafka ayaa ah in la xoojiyo daadka si ay u gaaraan awooddooda buuxda iyaga oo horumarinaya qiyamka iyo xirfadaha u horseedaya nolol farxad leh.
Goorma ayaan bilaabi karaa? 
Haddii ilmahaagu u dhexeeyo fasalka barbaarinta iyo fasalka 12-aad, waxay xaq u leeyihiin inay noqdaan a Girl Scout. Xubinimadu waa $25 sanadkii, xubnaha cusubna waa la soo dhawaynayaa wakhti kasta sanadka oo dhan. Kaalmo dhaqaale ayaa diyaar ah.
Kaalme Dhaqaale toggle arrow
Girl Scouts River Valleys, waxaanu soo dhawaynaynaa dhammaan dhalinyarada iyo xubnaha qaangaarka ah, iyadoon loo eegin awooddooda lacag bixinta. Caawimo maaliyadeed ayaa loo heli karaa si loo daboolo khidmadaha xubinnimada, kharashaadka kooxda, dirayska, saadka, dhacdooyinka, iyo xerada xagaaga.
Ma danaynaysaa inaad bilaawdo a troop? toggle arrow
La qaybso saaxiib ama deris si aad u bilawdo a Girl Scout troop. Ku dhiiri geli daadka inay geesinaadaan, raaxaystaan, waxna ku soo kordhiyaan bulshadooda. Jidka dhexdiisa, waxaad yeelan doontaa saaxiibo oo waxaad taageero ka heli doontaa koox u heellan Girl Scout kuwaas oo bixin doona tababar, qorshayaal kulan, iyo wax ka badan.

   

JOIN
VOLUNTEER
Learn More
  • Instagram
  • LinkedIn
  • Youtube
  • Facebook
  • Contact and Visit
  • Health and Safety Guidelines
  • Newsroom
  • Careers
  • Policies
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy

© 2016-2026 Girl Scouts of Minnesota and Wisconsin River Valleys.

A 501(c)(3) Organization. All Rights Reserved.

Join

Volunteer

Donate

close